HomeWararDhowr ka tirsan Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo...

Dhowr ka tirsan Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo loo xiray falkii dadka rayidka ahaa ee lagu dilay Marka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxa Hawlgalka AMISOM, ahna Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Somalia, Ambassador Maman Sidokou  ayaa shaaciyey inay Askar ka tirsan Hawlgalak AMISOM ka mas’uul yihiin weerarkii bishii hore ee July 21-dii lagu dilay dad ka qeyb galayey Xaflad Aroos oo ka socotay magaalladda Marka. Ambaasador Sidokou ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Hawlgalka AMISOM, ahna Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Somalia, Ambassador Maman Sidokou  ayaa shaaciyey inay Askar ka tirsan Hawlgalak AMISOM ka mas’uul yihiin weerarkii bishii hore ee July 21-dii lagu dilay dad ka qeyb galayey Xaflad Aroos oo ka socotay magaalladda Marka.

Ambaasador Sidokou ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu gelinkii dambe ee shalay ku qabtay caaasimadda dalka Kenya ee Nairobi, wuxuuna xusay in Kiiskaasi loo xiray 3 Aasri oo u dhalatay dalka Uganda, isla markaana la soo taagi doono Maxkamad Milliteri, inkastoo uu sheegin inay Eedeysanayaasha lagu wareejin doono Maxakamadda Ciiddamadda ee Dowladda Federalka Somalia.

- Advertisement -

Madaxda AMISOM, waxa uu sheegay inuu cuddur daar ka bixinayo weerarkii lagu dilay 7 qof oo mid ah dad ka qeyb galayey Xafladda Arooska, iyadoo dadka la dilay waxaa ka mid ahaa Aabe, afartiisa wiil iyo Nin Adeer ahaa.

Raalli-gelinta ay AMISOM bixiyeen ayaa timid, kadib, marki iay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Humaan Rights Watch soo bandhigtay Warbixin lagu muujiyey qaabka ay Askarta AMISOM  u beegsadeen goobta ay ka socotay Xafladda Arooska.

Human Rights Watch oo uu fadhigeeda dhexe ku yaallo magaalladda New York ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in ya Ciiddamo ka tirsan AMISOM weerareen guri  ay ka socotay Xaflad Aroos oo ku yaalla magaalladda Marka, oo ay kala saareen haweenkii iyo raggii joogay Xafladda, kadibna waxay toogteen 6 nin oo afar ka mid Walaalio ahaayeen, Aabahooda iyo Adeerkooda.

- Advertisement -

Baaritaanka ay AMISOM ku qirteen falkaasi ka dhacay Marka ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo ay Ciiddamo ka tirsan Ethiopia ay labo isbuuc ka hor dad rayid ah ku dileen Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan.

© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts