HomeWararMaamulka Jubbaland oo sheegay in Al Shabab ay Hareereyen Deeganada Ay maamulan

Maamulka Jubbaland oo sheegay in Al Shabab ay Hareereyen Deeganada Ay maamulan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed  Islaam (Madoobe) oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegay in Xildhibanada Baarlamaanka midkan ku xiga aysan soo xuli doonin Odayaal dhaqameyd uu sheegay inuu soo xushay Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud. Axmed Madoobe waxa uu shaaciyay in Xildhibaanada badeli doona kuwa hadda shaqeeya ay soo xuli doonan Hogaamieyaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed  Islaam (Madoobe) oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegay in Xildhibanada Baarlamaanka midkan ku xiga aysan soo xuli doonin Odayaal dhaqameyd uu sheegay inuu soo xushay Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud.

Axmed Madoobe waxa uu shaaciyay in Xildhibaanada badeli doona kuwa hadda shaqeeya ay soo xuli doonan Hogaamieyaasha Gobolada dalka.

- Advertisement -

Baarlamaanka Soomaaliya waxa soo xulay Odayaal dhaqameyd iyagana waxa ay 2012 soo doorten Madaxweynaha Xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan sheikh maxamuud waxa uu ku hanjabay in Dowladiisa ay qaban doonto si kastaba Doorasho bisha Augusto Ee Sanadka dambe balse waxa meesha ka baxay Hanaankii Rajada badan laga qabay ee ahaa in qof kasta uu codkiisa dhiibto.

Axmed Madoobe waxa uu Reuters u sheegayin Soomaaliya ay imminka leedahay Dowlad Federaal ah iyo Maamul goboleedyo Dalka jira sidas awgeyd ay tahay iney iyaga Hogaamiyeyaal ahaan ay soo doortan Xildhibaanada soo socda.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in isaga aysan la ahayn in Odoyaal dhaqamed ay soo xulaan Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Ee Sanadka soo socda 2016ka.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbaland waxa uu sheegay inAl Shabab ay hareereyen maamulkiisa ayna u baahan yihiin Taageero ay kula dagaalaman Al Shabab.

Axmed Madoobe ayaa sheegay iney u baahan yihiin Maalgelin,Qalab military,Mashaariic horumarin iyo Mushaaradka Ciidamada Maamulka Jubbaland.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts