HomeWararNin Somali miyir loogu jiray oo isku dilay caasimadda dalka Malaysia ee...

Nin Somali miyir loogu jiray oo isku dilay caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lampur

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Warbaahinta dalka Malaysia ayaa shaaciyey in Nin Somali oo 44 jir ah uu shalay ku geeriyooday magaalladda Kuala Lampur, kadib, markii uu iska soo tuuray Dabaqa 7aad ee Dhismaha Villa Putra Condo oo ku yaalla maagalladda Kuala Lampur.

Nin ka tirsan Ilaaladda Ammaanka ayaa la sheegay inuu helay maydka Marxuumkaasi.

Taliyaha Boliska Degmadda Dang Wangi, Zaynol Samaax ayaa xaqiijiyey geerida ninka Somalia oo la rumeysan yahay inuu ka soo booday Balakoonka Dabaqa 7aad.

Taliyaha ayaa sheegay inuu baaritaankooda Koowaad muujinayo in uu Marxumka xanuunka dhinaca Dhimirka sannadkii hore  looga daaweeyey Isbitaalka Kuala Lumpur.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Marxuumka joojiyey daawooyinka uu qaadan jirey.

Baarayaasha Boliska ayaa sheegay inuu Marxuumka u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray Madaxa, kana  jabay dhabarka.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories