HomeWararMuwaadin Somali Maraykan horey u dilay Nin kale oo Somali ah oo...

Muwaadin Somali Maraykan horey u dilay Nin kale oo Somali ah oo la soo maxkamadeeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Mohamed Omar ayaa lagu soo oogay Darajadda Koowaad ee Fal-dembiyeedka Dil uu u geystay nin ay saaxiibo ahaayeen oo la oran jirey Zakariya Issa. Dacwad-oogayaasha Maxkamadda Seattle.ayaa ku soo oogay Eedeysanaha inuu bishan August 2-dii dilay Marxuumkaasi oo xilligaasi ka soo laabtay aaska nin ay saaxiibo ahaayeen oo la toogtay. Eedeysanaha ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaasi oo lagu magacaabo Mohamed Omar ayaa lagu soo oogay Darajadda Koowaad ee Fal-dembiyeedka Dil uu u geystay nin ay saaxiibo ahaayeen oo la oran jirey Zakariya Issa.

Dacwad-oogayaasha Maxkamadda Seattle.ayaa ku soo oogay Eedeysanaha inuu bishan August 2-dii dilay Marxuumkaasi oo xilligaasi ka soo laabtay aaska nin ay saaxiibo ahaayeen oo la toogtay.

- Advertisement -

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu u baxsaday magaalladda Minneapolis, kadib, markii uu dilkaasi geystay.

Baarayaasha waxay ka sheegeen Kulaankii Maxkmaadda inuu Eedeysanaha isbuucii hore ku soo laabtay magaalladda Siyaatal, isla markaana ay Boliska qabteen, xilli ay su’aallo weydiinayeen hooyadiisa.

Eedeysanaha ayaa loo gudbiyey Xabsiga King County ee magaalladda Seattle.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maxkamadda Seattle.l ayaa la sheegay inay Eedeysanaha ka dalbatay inuu bixiyo damiin lacageed, si loo sii daayo inta ay Maxkamadda mar kale u dhegeysan doonto dacwadiisa.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay inuu Eedeysanaha yahay nin khatar ku ah Bulshadda, lagana cabsi qabo inuu duullimaad u raaco Minnesotta, Michigan iyo Somalia oo uu ku leeyahay xiriiro.

© Radio Dalsan

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts