HomeWararMadaxa Shirkadda Soma Oil and Gas oo Golaha Ammaanka ee QM u...

Madaxa Shirkadda Soma Oil and Gas oo Golaha Ammaanka ee QM u diray Qoraal uu ku beeniyey Eedeymihii loo soo jeediyey

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Lord Micahel Howard oo ah Guddoomiyaha Shirkadda Soma Oil and Gas ee dalka Britain ayaa maanta qoraal u diray Golaha Ammaanka ee QM, wuxuuna si kulul u naqdiyey Warbixintii Guddiga QM ee Kormeerka Xayiraadda Somalia iyo Eritrea, wuxuuna sheegay inay Baarayaasha si qaldan u fasireen Shaqada Shirkadda Soma Oil and Gas ay Shidaalka ka baaraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Lord Micahel Howard oo ah Guddoomiyaha Shirkadda Soma Oil and Gas ee dalka Britain ayaa maanta qoraal u diray Golaha Ammaanka ee QM, wuxuuna si kulul u naqdiyey Warbixintii Guddiga QM ee Kormeerka Xayiraadda Somalia iyo Eritrea, wuxuuna sheegay inay Baarayaasha si qaldan u fasireen Shaqada Shirkadda Soma Oil and Gas ay Shidaalka ka baaraan Xeebaha Somalia.

Waxa uu qoray in ay Kormeeryaasha QM soo bandhigeen qalad weyn oo ku aadan Wershadaha Shidaalka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Hay’adda La-talinta ee DLA Piper ay Soma Oil and Gas kula taliyeen inay qaadaan Tallaabooyinka ka dhan ah Musuqa.

Lord Micahel Howard waxa uu Lacagaha ay Shirkadiisa bixisay ku tilmaamay mid la heer ah dalalka Horumaray, halkaasi oo ay shaqaalaha u baahan yihiin Tababar, ka hor inta aan laga walaacin Heshiiska marka la helo shidaal badan.

Dhinaca kale, Xafiiska Ka-hortagga Musuqa ee SFO ee dalka Britain ayaa baaritaano ku haya Musuqa lagu soo oogay Shirkadda Soma Gas and Oil oo ku saabsanaa inay boqolaal kun oo Dollar siisay Madax ka tirsan Wasaaradda Batroolka ee Somalia si ay ugu guuleystaan Qandaraaska shidaalka iyo gaaska dabiiciga looga baarayo Xeebaha dalka Somalia.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts