HomeWararMudanayaal ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo booqan doona Qaxootiga Soomaalida ee ku...

Mudanayaal ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo booqan doona Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Xerooyinka Ethiopia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Koox Senatoro ah oo ka socda Xisbiyadda Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa inay dhawaan booqasho hawleed ku yimaadaan dalka Ethiopia, si ay ugu kuur-galaan Xaalladda Kumanaanka Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xerooyinka Qaxootiga ee Ethiopia, gaar ahaan Xerooyinka Dollo Addo,  iyo Aw-barre oo ka tirsan Jigjiga. Senotor Al Franken iyo Betty […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox Senatoro ah oo ka socda Xisbiyadda Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa inay dhawaan booqasho hawleed ku yimaadaan dalka Ethiopia, si ay ugu kuur-galaan Xaalladda Kumanaanka Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xerooyinka Qaxootiga ee Ethiopia, gaar ahaan Xerooyinka Dollo Addo,  iyo Aw-barre oo ka tirsan Jigjiga.

Senotor Al Franken iyo Betty MacCollum oo ka tirsan Xisbiga haya Talada Maraykanka ee Democratic Party, lagana soo doorto magaalladda Saint Paul oo ay ku nool yihiin Jaalliyadda ugu ballaaran ee Soomaalida ku nool Maraykanka ayaa sheegay  inay diiradda saari doonaan Xaalladda Guud ee  Qaxootiga Soomaalida ku nool Ethiopia.

- Advertisement -

Wafdiga ka tirsan Xisbiyadda Maraykanka ayaa noqon doona Wafdigii ugu sarreeyey oo Maraykan ah oo booqasho ku taga Xerooyinka Qaxootiga ee dalka Ethiopia, oo ay ku jiraan Qaxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 265,000 oo qof.

Dhinaca kale, Wafdiga Mudanayaasha Maraykanka waxaa kaloo u qorsheysan inay boodaan dalalka Senegal, Rwanda, Gabon iyo Cape Verde.

© Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts