HomeWararBarakac xooggan oo ka biowldayTuulo ku taalla Kenya oo ay Dagaalamayaasha...

Barakac xooggan oo ka biowldayTuulo ku taalla Kenya oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab dhawaan ka khudbeeyeen

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Ku-dhawaad 35 qoys oo ay ku jiraan dad da’ ah iyo waayeelo ayaa ka barakacay Tuulladda Basuba ee duleedka Degmadda Lamu ee dalka Kenya, sababo la xiriira cabsi ay ka qabaan inay Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Milliteriga Kenya isku fara saaran Tuulladaasi.

DadkiidegganaaTuullooyinkaMilimani, MangayiyoBasubaayaa la sheegayinay  u qaxeenDeegaankaBodhaayoo 14 KM u jirtaTuulladdaBasuba.

Deegaanka Bodhaay waxaa kuyaalla Xero Milliteri,  Saldhig Bolis iyo goob shaqo oo ay joogaan Ciiddanka ilaaladda Duur-joogta Kenya.

Taliyaha Xiriirinta Boliska DegmaddaLamu, Chrispus Mutalia oo wax laga weydiiyey Barakacaasi ayaa sheegay inuusan  xilligan diyaar u ahayn inuu ka hadlo fal kasta oo la xiriira Alshabaab, wuxuuna  tilmaamay inaysan qorshaha ciiddanka la wadaagi Karin Warbaahinta.

Dhinaca kale, Maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay ayey ku-dhawaad 100 dagaalyahanno Alshabaab ah waxay muddo hal saac ku sugnaayeen Tuulladda Basuba, iyagoo u khudbeeyey dadka deggan Tuulladaasi, oo ay u sheegeen inay duullaan ku yihiin Milliteriga iyo Boliska Kenya.

DagaalamayaashaJeysh Ayman oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa waxay saldhig  qarsoodi ah  ku leeyihiin dhul-kaymeedka Boni ee duleedka Degmadda Lamu, halkaasi oo ay ka soo qaadaan Hawlgalladda ka dhaca gudaha Kenya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories