HomeWararHooyo iyo wiilkeeda ku dhashay gacmo la’aan oo ka hadlay khibradooda+Sawirro

Hooyo iyo wiilkeeda ku dhashay gacmo la’aan oo ka hadlay khibradooda+Sawirro

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Linda Bannon waa Hooyo Maraykan ah oo ku dhalatay iyadoo aan lahayn labada gacmood, waxayna sheegtay inaysan dhibaato kala kulmin si ay u maarayso nolosheeda.

Linda Bannon oo 36 jir waxay dhashay wiil iyadoo kale oo aan wax gacmo ah lahayn, waxayna lugahooda u adeegsadaan inay wax ku cunaan, wax ku sawiraan  ama ku garaacaan Kitaarka.

Haweenyadaasi waxay lugaheeda u adeegsataa sida gacmaha oo kale, wax bay ku qori kartaa, weyna ku dabaalan kartaa.’

Waxay sheegtay inay Arday ahaan jirtey, isla markaana ay qaban jirtey waxa ay gabdhaha kale qabtaan.

Waxa keliya oo ay haatan awoodin ayaa ah inaysan kaxayn Karin gaadiidka Is-wada (automatic), sababo dhinaca ammaankeeda.

Linda and her son Tim 3 Linda and her son Tim 4 Linda and her son Tim Linda and her son Tim1

Xigasho: Mirror

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories