HomeWararDhageyso : Maxmed Cali Americo oo loo diiday inuu tago Magalada baladweyne

Dhageyso : Maxmed Cali Americo oo loo diiday inuu tago Magalada baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

 

Safiirkii Hore Ee Somaalia U Fadhiyay Dalka Kenya Ambasador Maxamed Cali Ameerico Oo La Hadlay Idaacada Dalsan Xarunteed Magalada Muqdisho Isgoo Ku Sugan Magalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud Ayaa Sheegay In Loo Diiday In Uu Galo Gobalka Hiiraan Gaar Ahaan Magalada Baladweyne Kadib Markii Ay Is Hor Istaag  Ku Sameyeen Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan .

Inkastoo Uu San Shaacin Shaqsiga Kadanbeeya Amarkaasi Balse Cali Ameerico Waxaa Uu Yiri

“Cidna Igama Hor Istaagi Karto Dhulkeyga Hooyo  Oo Aan Booqanayo Waana Sii Wadi Doonaa Socdaalka Aan Ugu Magacdaray Safarka Nabada Oo Ay Masuuliyiin Iyo Bulsho Badan Ay Bogaadiyeen ”

Halkan Hoose ka dhageyso wareysiga Maxamed Cali Ameerico 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories