HomeWararDEG DEG: Koox Hubeysan oo Degmada Wadajir ku dilay Shaqaale Ka Tirsan...

DEG DEG: Koox Hubeysan oo Degmada Wadajir ku dilay Shaqaale Ka Tirsan Baarlamanka

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa toogasho ku dilay Raxma Cabdiqaadir oo ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka Soomaaliya. Raxma yay kooxda dishay ku toogteen Xaafadda Nasteexa Ee Degmada Wadajir waxana goobta isaga baxsaday kooxdii dilka geysatay. Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa toogasho ku dilay Raxma Cabdiqaadir oo ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Raxma yay kooxda dishay ku toogteen Xaafadda Nasteexa Ee Degmada Wadajir waxana goobta isaga baxsaday kooxdii dilka geysatay.

- Advertisement -

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts