HomeWararDEG DEG: Axmed Madoobe oo ku guuleystay Doorashada Jubbaland

DEG DEG: Axmed Madoobe oo ku guuleystay Doorashada Jubbaland

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee uu waqtiga ka dhacay ayaa maanta markale ku guuleystay Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo ka dhacday Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa ku helay 68 cod wareega koowad oo kaliya taas oo ak dhigtay in aan wareeg kale loo laaban maadama uu helay Codadkii laga rabay Wareega Koowad.

Waxa la tartamayay Seddex musharax oo aysan u muuqan markii horeba iney Axmed Madoobe kaga guuleysan karan Doorashada Madaxtinimada Jubbaland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories