Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka K/Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Wareegto ku magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda ee magaalladda Baydhabo. Taliyaha cusub ayaa lagu magacaabaa Maxamed Isaaq Ibraahim “Aflow”. HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDAA:-Â