HomeWararDEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo Saxafiyiinta uga Yeertay Madaxtooyada

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo Saxafiyiinta uga Yeertay Madaxtooyada

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu isugu yeeray Saxafiyiinta. Lama ogga waxyaabaha ay ka hadli doonta Madaxtooyada Soomaaliya balse arrintan ayaa imaaneysa iyada oo ay Shalay 95 Xildhibaan ay Baarlamanka u gudbiyeen Mooshin ka dhan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan […]

- Advertisement -

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu isugu yeeray Saxafiyiinta.

Lama ogga waxyaabaha ay ka hadli doonta Madaxtooyada Soomaaliya balse arrintan ayaa imaaneysa iyada oo ay Shalay 95 Xildhibaan ay Baarlamanka u gudbiyeen Mooshin ka dhan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories