HomeWararNin u dhashay dalka Koonfurta Kuurya oo nolosha isku gubay

Nin u dhashay dalka Koonfurta Kuurya oo nolosha isku gubay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ninkaasi oo da’da 80-aadka ku jira ayaa la sheegay inuu maanta isku gubay afaafka hore ee Safaaradda Japan ee ku taalla caasimadda dalka Koonfurta Kuurya ee Siyool. Dad ku sugnaa halka uu Ninkii isku ololiyey ayaa ku dadaalay inay u gurmadaan, si ay u bakhtiiyaan dabka, waxaana dhaawaciisa loola cararay Isbitaalka. Wakaalladda Wararka ee YONHAP […]

- Advertisement -


Ninkaasi oo da’da 80-aadka ku jira ayaa la sheegay inuu maanta isku gubay afaafka hore ee Safaaradda Japan ee ku taalla caasimadda dalka Koonfurta Kuurya ee Siyool.

Dad ku sugnaa halka uu Ninkii isku ololiyey ayaa ku dadaalay inay u gurmadaan, si ay u bakhtiiyaan dabka, waxaana dhaawaciisa loola cararay Isbitaalka.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka ee YONHAP ayaa sheegtay inuu ninkaasi oo ka yimid Degmadda Gawangeju ee Koonfurta dalkaasi, ayaa u muuqday inuu doonayey inuu is-dilo.

Ninkaasi ayaa ka qeyb galayey Dibadbax looga codsanayey Dowladda Japan inay raalli gelin ka bixiyaan Haweenkii u dhashay dalka Koonfurta Kuurya ee lagu khasbay shaqada xilligii uu socday Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Bishan August 15-da ayaa loo abaal-degayaa 70-sanno guuradii ka soo wareegtay markii la soo gebagebeyey Gumeysigii Japan ee qabsaday Gacanka Kuurya.

- Advertisement -

MAN SETS SELF ON FIREMAN SETS SELF ON FIRE 02

 

Latest stories