HomeWararShirkad laga leeyahay dalka Britain oo shidaal ka baari doonta Xeebaha W/galbeed...

Shirkad laga leeyahay dalka Britain oo shidaal ka baari doonta Xeebaha W/galbeed ee Somalia

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Shirkadda Genel Energy ee khibradda leh baaritaanka iyo soo-saarista Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga ayaa  lagu wadaa inay sannadka socdo Hawlgal sahmin Shidaal ka bilaabaan Degmadda Ood-weyne.

Shirkadda Genel Energy oo ka diiwaan gashan magaalladda London, balse ay Xarunteeda Dhexe ku taalla magaalladda Jersey, ayaa sheegtay inay danaynayaan inay Qandaraas la saxiixdaan, si ay Hawlgalladda Baaritaanka Shidaal u bilaabaan sannadka soo socda.

Shirkadda Genel Energy ayaa la filayaa inay qaataan Qandaraas Sahmin ah oo laga fulinayo Degmadda Ood-weyne, iyadoo saami ahaan u qaadan doonto 50%.

Hadal ka soo baxay Shirkadda ayaa lagu sheegay inay danaynayaan Qandaraaska Somaliland, kadib, markii ay Shirkadda hakisay Hawlgallo baaritaan shidaal oo ay ka wadeen meel ka baxsan Xeebaha dalka Morooko.

Shirkadda waxay tan iyo sannadkii 2014-kii hawlgallo baarista iyo qodista ceelasha Shidaalka ka wadeen Degmooyinka Siidi Muusa iyo Miir ee dalka Morooko.

Xigasho: Ecofn Agency

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories