HomeWararDEG DEG: Askari Somaliland ah oo Toogasho ku dilay Laba Sarkaal

DEG DEG: Askari Somaliland ah oo Toogasho ku dilay Laba Sarkaal

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa toogasho ku dilay gor dhaweyd Laba Sarkaal oo kamid ahaa Ciidamadda Somaliland Magaaladda Borama. Laba Sarkaal ee la toogtay ayaa kala ahaa aashhanle sare Xasan Caqli oo ahaa Taliyihii Aagga galbeed Ee Ciidanka Militariga Somaliland iyo xiddigle Faarax Carraale. Ciidamadda Somaliland ayaa markiiba qabtay Askariga Dilka geystay waxa ayna Warbaahinta […]

- Advertisement -

Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa toogasho ku dilay gor dhaweyd Laba Sarkaal oo kamid ahaa Ciidamadda Somaliland Magaaladda Borama.

Laba Sarkaal ee la toogtay ayaa kala ahaa aashhanle sare Xasan Caqli oo ahaa Taliyihii Aagga galbeed Ee Ciidanka Militariga Somaliland iyo xiddigle Faarax Carraale.

- Advertisement -

Ciidamadda Somaliland ayaa markiiba qabtay Askariga Dilka geystay waxa ayna Warbaahinta u sheegeen inuu Xiran yahay ninkasi.

Latest stories