HomeWararAl Shabab oo Xalay Weerartay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Al Shabab oo Xalay Weerartay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ayaa Xalay weerar toos ah waxa ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Kismaayo. Dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in Magaaladda la maqlay Madaafiic xoogan oo ay Al Shabab ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha. Waxa jira khasaara badan oo ka dhashay dagaalka balse weli ma jirto cid si rasmi ah u xaqiijin karta […]

- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ayaa Xalay weerar toos ah waxa ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

Dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in Magaaladda la maqlay Madaafiic xoogan oo ay Al Shabab ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha.

- Advertisement -

Waxa jira khasaara badan oo ka dhashay dagaalka balse weli ma jirto cid si rasmi ah u xaqiijin karta inta uu la egyahay khasaaraha Dagaalkasi.

Latest stories