HomeWararMadaxda Dowladaha IGAD oo maanta kulan khaas ka yeelanayo Arrimaha Somalia iyo...

Madaxda Dowladaha IGAD oo maanta kulan khaas ka yeelanayo Arrimaha Somalia iyo South Sudan

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Inta badan Madaxweynayaasha dalalka xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD ayaa ku sugan caasimadda dalka Uganda Uganda ee Kampala, si ay u yeeshaan Kulan Khaas ah.

Warbaahinta dalka Uganda ayaa sheegay inay Madaxweynayaasha dalalka Uganda, Yoweeri Museveni, Kenya, Uhuru Kenyatta, Sudan, Jeneral Omar Hassan Ahmed Albashiir iyo Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn maanta yeelan doonaan Kulan Khaas ah oo albaabadda u xiran.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, ayaa shir-guddoomin doono Kulankaasi oo diiraddalagu saarayo Arrimaha Somalia, Hawlgalka AMISOM, La-dagaalanka Alshabaab iyo Meelmarinta Heshiiska Nabadda ee dalka South Sudan oo xilligii loo qabtay ku ekaanayo bishan August 17-da.

Dhinaca kale, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ee Arrimaha Afrika, Linda Thomas Greenfield waxay Kulan Khaas ah la yeelatay Madaxweynaha Uganda.

Kulankaasi oo ka dhacay Aqalka Dowladda ee magaalladda Kamapala ayaa ahaa shir gaar ah oo aysan cid kale ku wehlinin.

- Advertisement -

Warar laga helayo Kualnkaasi ayaa sheegayo inay Labada Mas’uul ka wada hadleen Hawlgalka AMISOM  iyo meelmarinta Heshiiska Nabadda ee South Sudan, oo ay Dowladda Maraykanka qeyb ka tahay Nabadda dalkaasi.

© Radio Dalsan

Latest stories