HomeWararPuntland oo Shaacisay Ineysan U Baahnayn Ciidamada AMISOM

Puntland oo Shaacisay Ineysan U Baahnayn Ciidamada AMISOM

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday in Maamulkiisa uusan u bahnayn Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabab. Madaxweyne Gaas oo Wareysi gaar ah Siiyay Wakaalada Wararka REUTERS ayaa sheegay Puntland ay leedahay Ciidamo la dagaalami kara Xarakadda Al Shabab Ee Dagaalka kula jirta Dowlada Federaalka iyo Ciidamada AMISOM. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday in Maamulkiisa uusan u bahnayn Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabab.

Madaxweyne Gaas oo Wareysi gaar ah Siiyay Wakaalada Wararka REUTERS ayaa sheegay Puntland ay leedahay Ciidamo la dagaalami kara Xarakadda Al Shabab Ee Dagaalka kula jirta Dowlada Federaalka iyo Ciidamada AMISOM.

- Advertisement -

Cabdiweli Gaas dhinaca kale waxa uu sheegay in Dowlada Federaalka iyo AMISOM ay uga baahan yihiin Taageero buuxda gaar ahaan Rasaasta iyo Qalabka Militariga  oo ay ku jiraan Gawaarida Dagaalka,Hubka iyo Qalabka Isgaarsiinta oo ay u baahan yihiin Ciidanka Puntland.

Puntland Ayaa Al Shabab imminka kula dagaalanta Buuraha Galgala ee Gobolka Bari halkas oo ay aad ugu xoogan yihiin Dagaalamayaal taabacsan Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts