HomeWararMuwaadin Somali Australian shaqaale ka ahaa Xisbi Siyaasadeed oo shaqadii laga cayriyey

Muwaadin Somali Australian shaqaale ka ahaa Xisbi Siyaasadeed oo shaqadii laga cayriyey

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Haykal Xandal ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Shaqaalaha Siyaasi Sare oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee dalkaasi.

Ilo ka tirsan gudaha Xisbiga Shaqaalaha ayaa xaqiijiyey in Hakla Xandal shaqada laga cayriyey, kadib, markii uu Xisbigu sameeyeen baaritaano gudaha oo socotay muddo hal sanno ah.

Haykal Xandal oo 27-jir ah ayaa la sheegay inuu madax ka ahaa Guddiga Doorashadda ee Xildhibaan Richard Marles ee sannadkii 2013-kii.

Xildhibaankaasi ayaa la sheegay inuu mar kale ku guuleystay Kursigiisa ee Doorashadaasi, kadib, markii uu ku shubtay doorashadaasi.

Tallaabadda lagu cayriyey Muwaadinkaa Somali Australianka ayaa lagu tilmaamay inay tahay markii ugu horreysay oo Xisbiga Shaqaalaha cayriyo mid ka mid ah shaqaalahooda.

Dhinaca kale Wargeyska Sydney Morning Herald oo la hadlay Haykal Xandal waxa uuka gaabsaday inuu ka hadlo go’aanka ay Mudanayaasha Xisbiga Shaqaalaha  uga cayriyeen shaqada.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories