HomeWararHay’adda IOM oo laga codsaday inay taageero u fidiyaan Muwaadiniin Soomaali...

Hay’adda IOM oo laga codsaday inay taageero u fidiyaan Muwaadiniin Soomaali oo ku xiran dalka Swaziland.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Swaziland ee kaabiga ku haya dalka Koonfurta Afrika, Princess Tsandileayaa hadalkaasi ku sheegay mar ay Xildhibaanadda  Barlamaanka dalkaasi wax ka weydiiyeen 7 qof oo Somali ah oo bilowgii sannadkan lagu xiray dalkaasi.

Wasiirka waxa uu sheegay inaysan Xukuumadiisa haynin Kharajkii lagu masaafurin lahaa Soomaalida, isla markaan ay Hay’addaha Caalamka ka mashquuleen inay taageero ka geystaan sidii dadkaasi loogu celin lahaa dalkooda hooyo.

Waxa uu ka codsaday Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM inay taageero ka geystaan sidii dalka Swaziland looga masaafurin lahaa 7 Qaxooti oo Somali ah oo iyagu lagu qabtay  Xero Qaxooti oo ku taalla dalkaasi.

Qaxootiga Soomaalida waxaa bilowgii sannadkan lagu qabtay Degmadda Lobamba, kadib, markii ay damceen in ay cabasho u gudbiyaan  Xafiiska Hay’adda QM ugu qaabilsan Barnaamijyadda Horumarinta ee UNDP oo ku aadan xaalladda liidata ee ka jirta Xeradda Qaxootiga ee Malindza.

Xigasho: observer.org.sz

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories