HomeWararGanacsade Soomaaliyeed oo lagu xiray dalka Koonfurta Afrika

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu xiray dalka Koonfurta Afrika

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wargeys lagu magacaabo Rekord East ayaa qoray in Muwaadin Somali lagu xiray Degmadda Mamelodi West, kadib, markii ay gabar yar sheegtay inuu fara xumeeyey. Wargeyska waxa uu qoray in Ganacsadaha oo leh Dukaan nooca la riiuxi karo (A tuck shop) ayaa la filayaa in bishan August 11-da la soo taago Maxkamad, iyadoo uu Turjumaan wehliyo, […]

- Advertisement -

Wargeys lagu magacaabo Rekord East ayaa qoray in Muwaadin Somali lagu xiray Degmadda Mamelodi West, kadib, markii ay gabar yar sheegtay inuu fara xumeeyey.

Wargeyska waxa uu qoray in Ganacsadaha oo leh Dukaan nooca la riiuxi karo (A tuck shop) ayaa la filayaa in bishan August 11-da la soo taago Maxkamad, iyadoo uu Turjumaan wehliyo, maadaama uusan si fiican u aqoonin Luqadaha looga hadlo dalka Koonfurta Afrika.

- Advertisement -

Wargeyska ayaa qoray in Ganacsadahaasi la xiray Jimcihii la soo dhaafay, kadib, markii ay Boliska ku dacweeyeen qoys sheegtay inuu ninkaasi fara-xumeeyey gabar aad u yar oo Dukaankiisa nacnac ka soo iibsatay.

Ma jiraan warar madax-bannaan oo xaqiijinayo Eedeymaha lagu so ooogay Ganacsadahaasi, waana kiiskii ugu horreeyey oo lagu soo oogo Soomaalida ku nool dalka Koonfurta Afrika.

Dhinaca kale, dad caraysan oo ku nool Deegaanka Section D 4 ee Degmadda Mamelodi West ayaa waxay dalbadeen in ay Ganacsatada shisheeyaha  isaga guuraan Deegaankooda.

- Advertisement -

Madaxa Mujtamaca Deegaankaasi, Oupa Mtshwani ayaa ka codsaday Dowladda Koonfur Afrika in albaabadda loo laabo dhawaan Dukaamadda ay Shisheeyaha ku leeyihiin Degmadda Mamelodi West.

 

 

Latest stories