HomeWararBoqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo ku haftay Badda Miditereniyaanka

Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo ku haftay Badda Miditereniyaanka

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Saraakiisha Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR)  ayaa shaacisay in la la’ yahay boqolaal Muhaajiriin dooni ka soo raacay Xeebaha Libya, kuna sii jeeday XeebahaTalyaaniga. Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR  ayaa lagu xusay  inay dadkaasi ku geeriyoodeen dooni nooca kalluumeysiga oo ay lasocdeen oo ku qalibantay meel ka baxsan xeebaha dalka Libya. Twitterka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR)  ayaa shaacisay in la la’ yahay boqolaal Muhaajiriin dooni ka soo raacay Xeebaha Libya, kuna sii jeeday XeebahaTalyaaniga.

Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR  ayaa lagu xusay  inay dadkaasi ku geeriyoodeen dooni nooca kalluumeysiga oo ay lasocdeen oo ku qalibantay meel ka baxsan xeebaha dalka Libya.

- Advertisement -

Twitterka Hay’adda UNHCR waaxaa kaloo lagu sheegay in la badbaadiyey 399 qof oo ka mid ah Tahriibayaashii la socday doonidaasi oo tiradooda dhamayd 600 oo qof.

Saxafi lagu magacaabo Karl Stagno Navara ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera inay boqolaalka Tahriibayaasha geeriyoodeen, kadib, markii ay Qaxootiga hal dhinac u soo bateen, si ay gurmad uga helaan Markab Dagaal oo laga leeyahay dalka Ireland oo ku soo dhawaaday doonida qalibantay, laguna le’day.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts