HomeWararHaween Soomaali ah oo lagu xiray xuduudka Uganda la wadaagto Kenya

Haween Soomaali ah oo lagu xiray xuduudka Uganda la wadaagto Kenya

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Boliska Gobalka Bukedi ee Bariga dalka Uganda, ayaa sheegay inay Boliska Degmadda Busiya gacanta ku dhigeen lix haween Somali ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah ku soo galay Uganda.

Boliska ayaa la sheegay inay ilaalo ku hayeen Haweenkaasi oo la sheegay inay si dhuumaalaysi leh mootooyin uga soo gudbeen goobaha laga soo galo Degmadda Busia oo ku dhow xuduudka Kenya.

Afhayeenka Boliska Gobalka Bukedi , Michael Odongo ayaa sheegay inaysan  Haweenkaasi  soo marin Xafiiska Waaxda Socdaalka ku leeyihiin Xuduudka Degmadda Busia.

Waxa uu intaasi ku daray inay haatan ku xiran yihiin Saldhiga Dhexe ee Degmadda Busia, lana soo taaagi doono Maxkamad si ay uga jawaabaan sharci-daarradda ay ku so ogaleen Uganda.

Afhayeenkaasi waxa uu tilmaamay inaysan ka hordhici Karin ujeeda Haweenkaasi u yimaadeen Uganda, inkastoo uu xusay inay Uganda kaa cabsi qabto weeraro kaaga yimaada Xarakadda Alshabaab.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories