HomeWararUhuru Kenyatta oo Waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee...

Uhuru Kenyatta oo Waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia uga wakiil ah Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu maanta Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi ku qaabilay Danjiraha Somalia ee Somalia u joogi doono Kenya, Ambassador Jamaal Maxamed Xasan. Madaxweynaha iyo Danjiraha waxay ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan,  Ammaanka iyo Hawlgalka lagula dagaalamayo Xarakadda Alshabaab. Ambassador  Jamaal Maxamed Xasan oo ka hadlay qaabilaadaasi ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu maanta Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi ku qaabilay Danjiraha Somalia ee Somalia u joogi doono Kenya, Ambassador Jamaal Maxamed Xasan.

Madaxweynaha iyo Danjiraha waxay ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan,  Ammaanka iyo Hawlgalka lagula dagaalamayo Xarakadda Alshabaab.

- Advertisement -

Ambassador  Jamaal Maxamed Xasan oo ka hadlay qaabilaadaasi ayaa sheegay in iskaashiga Wadajirka ee Somalia iyo Kenya ee La-dagaalanka Alshabaab oo iyagu khatar ku ah Ammaanka Labada Waddan, kan Bariga Afrika iyo Caalamka oo dhan.

Kulanka Qaabilaadda ee Madaxweynaha Kenya  iyo Danjiraha cusub ee Somalia uga wakiilka ah Kenya waxaa goob-joog ka ahayd Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amino Mohamed iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Kenya.

Webka 1 webka 3 Webka

Latest stories