HomeWararNin ka tirsan Barlamaanka Kenya oo lala xiriirinayey Alshabaab oo xabsiga laga...

Nin ka tirsan Barlamaanka Kenya oo lala xiriirinayey Alshabaab oo xabsiga laga sii daayey

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dacwad-oogaha Maxkamadda magaalladda Nairobi, Dancun Ondimu ayaa shalay amray in la sii daayo Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Ali Abdul-majid Ahmed, kaasi oo la xiray bishii April 18-dii ee sannadkan. Dacwad-oogaha ayaa sheegay inuu waqtigii Kama-dambaysta ee Boliska La-dagaalanka Argagixisadda dacwad ugu soo oogi lahaayeen Eedeysanaha ayaa dhamaaday. Waxa kaloo uu amray in ay Boliska muddo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dacwad-oogaha Maxkamadda magaalladda Nairobi, Dancun Ondimu ayaa shalay amray in la sii daayo Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Ali Abdul-majid Ahmed, kaasi oo la xiray bishii April 18-dii ee sannadkan.

Dacwad-oogaha ayaa sheegay inuu waqtigii Kama-dambaysta ee Boliska La-dagaalanka Argagixisadda dacwad ugu soo oogi lahaayeen Eedeysanaha ayaa dhamaaday.

- Advertisement -

Waxa kaloo uu amray in ay Boliska muddo 24-saacadood gudaheeda ku siiyaan Telefoon-gacmeedkiisa, oo ay horey uga qaadeen, si ay u baaraan Xogta ku kaydsan.

Boliska waxay horey ugu soo eedeeyeen Ali Abdul-majid Ahmed inuu ka tirsan yahay Xarakadda Alshabaab iyo inuu qorsheynayey inuu qarax ka geysto Dhismaha Barlamaanka Kenya ee magaalladda Nairobi.

Wa markii Labaad oo ninkaasi laga sii daayo Xabsiga, kadib, markii ay Boliska ku soo eedeeyeen inuu ka tirsan yahay Alshabaab sannadkii 2011-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts