HomeWararHuman Rights Watch oo ugu baaqay QM iyo Dowladdo ay Somali ku...

Human Rights Watch oo ugu baaqay QM iyo Dowladdo ay Somali ku jirto in la badbaadiyo Haweenka iyo Gabdhaha la dhibaateeyo

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Hay’adda ayaa soo saartay Warbixin ka kooban 20-bog oo lagu soo bandhigay Baaritaano iyo Wareysiyo lala yeeshay Haweenka ku nool dalalka ay Dagaalladda ka socdaan ee Tacadiyadda ugu badan loogu geysto Haweenka Dhibanayaasha ah.

Sarah Taylor oo ah Garyaqaanad ka tirsan Hay’adda Human Rights ayaa ugu baaqday QM iyo Dowladaha xubnaha ka ah in wax laga qabto dhibaatooyinka ay Haweenka kala kulmaan colaadaha sokeeye ee ka dhacayo Caalamka.

Warbixinta waxaa lagu muujiyey inay Madaxda Ururradda Haweenka Bulshadda Rayidka iyo Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ay mar kasta la kulmaan khataha ay Haweenka kala kulmaan colaadaha hubeysan.

Hay’adda Human Rights Watch waxay sheegtay in Haweenka iyo Gabdhaha la dhibaateeyey ee ay wareysteen ay u kala dhasheen dalalka Somalia, Afghanistan, Colombia, Iraq, Libya, Nepal, Nigeria, South Sudan, Sudan, Syria, Uganda iyo Kongadda Dimuqraadiga ee DRC.

Golaha Ammaanka ee QM, ayaa lagu wadaa inay bishii October ee sannadkan u dabaal degaan 15-sanno guuradii ka soo wareegtay markii ay u codeeyeen Qaraarka Tirsigiisu ahaa 1325, ee Dhowrista  Xuquuqda Haweenka iyo Gabdhaha ku nool dalalka ay ka socdaan colaadaha hubeysan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories