HomeWararWariyaal U Xernaa Ahlusunna Oo Xuriyadooda Dib U Helay

Wariyaal U Xernaa Ahlusunna Oo Xuriyadooda Dib U Helay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Waxaa Maanta Maxkamad ku taala magaalada dhuusamareeb lasoo taagay wariyayaal ay soo xereen ciidamadda Ahlusunna Waljamaaca.

Maxkamadda ayaa lasoo taagay Afar Wariye waxaana la xukumay Seddax kamida.

Wariyayaasha la Xukumay ayaa kala ahaa:

1-Wakiil Wareedka Tv-ga Horn Cable Bashiir Maxamed Salaad (laba bil Oo xabsi ah)

2-Wakiil Wareedka Radio Kulmiye ee Gobolka Galgaduud C/laahi Warsame Roobe (laba bil Oo xabsi ah)

3-Wakiil Wareedka Idaacada Bar-kulan ee Gobolka Galgaduud Cabdi Jamaal Macalin (laba bil Oo xabsi ah)

Halka la siidaayay Wariye Leylo Nuur Cilmi oo kamid aheyd Wariyaasha Maxkamadda Ahlusunna ka soo muuqday.

Wararkii Ugu dambeeyay ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya in dhamaan Wariyayaasha lasii Daayay oo xuriyadooda ay dib u heleen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories