HomeWararJawaabta Dowladda Federaalka ee ku aadan baarista SOMA

Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aadan baarista SOMA

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Batroolka & Macdanta War saxaafadeed Muqdisho, 03 August 2015 Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ee UK (Serious fraud office) ku bilowday Soma oil & gas Exploration Limited (SOMA) islamarkaana Wasaaraddu waxay diyaar la tahay wada shaqeyn buuxda oo arintan ku saabsan […]

- Advertisement -

Jamhuuriyadda Soomaaliya

Wasaaradda Batroolka & Macdanta

- Advertisement -

War saxaafadeed

Muqdisho, 03 August 2015

Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ee UK (Serious fraud office) ku bilowday Soma oil & gas Exploration Limited (SOMA) islamarkaana Wasaaraddu waxay diyaar la tahay wada shaqeyn buuxda oo arintan ku saabsan haddii laga codsado.
Wasaaradda waxay qireysaa in ay April 24 2014 la saxiixatay heshiis shirkadda SOMA kaas oo ahaa in Shirkaddu ay ka caawiso Wasaaradda in ay kobciso awoodeeda waxqabad si ay u fuliso howlaha loo xilsaaray.
Heshiiskan waxaa laga heli karaa website-ka Wasaaradda oo ah
http://mopetmr.so/wp-content/uploads/2015/06/Capacity-Building-Letter-to-the-Minister-25.04.14-1.pdf

- Advertisement -

Soo kabashada dhaqaalaha waxay muhiim u tahay xasiloonida dalka. Keydadka shidaalka iyo gaaska Soomaaliya waa hanti qaran oo ay tahay in la isticmaalo taas oo ay danta qaranku ku jirto, waxaana naga go’an inaan hadafkeena ku gaarno wada shaqeyn & musuq musuq la’aan.
DHAMAAD

Waxii faahfaahin ah kala soo xiriir:

Ibrahim Hussein
Head of External Affairs
Email: ihussein74@gmail.com
Tel: +252 617795537

Latest stories