HomeWararDhageyso: Maamulka Degmadda Jowhar Oo Ka Warbixiyay Dilal Ka Dhacay Duleedka Degmadda

Dhageyso: Maamulka Degmadda Jowhar Oo Ka Warbixiyay Dilal Ka Dhacay Duleedka Degmadda

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda magaalada jowhar Abshir Cadow Hiraabe oo la hadlay radio dalsan ayaa ka hadlay xaalada amaan ee degmadda Jowhar. Waxaa uu sheegay in xaalada amaan ay wanaagsan tahay islamarkaana ay ciidanka amaanka wadaan baaritaan ku aadan dil shalay ka dhacay duleedka bari ee degmadda.  

- Advertisement -

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda magaalada jowhar Abshir Cadow Hiraabe oo la hadlay radio dalsan ayaa ka hadlay xaalada amaan ee degmadda Jowhar.

Waxaa uu sheegay in xaalada amaan ay wanaagsan tahay islamarkaana ay ciidanka amaanka wadaan baaritaan ku aadan dil shalay ka dhacay duleedka bari ee degmadda.

- Advertisement -

 

Latest stories