HomeWararAhlu Sunna oo Maanta Maxkamad Soo Taageysa Lix Saxafi

Ahlu Sunna oo Maanta Maxkamad Soo Taageysa Lix Saxafi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ahlu Sunna Waljameeca Ayaa Maanta maxkamad soo taageysa Lix Saxafi oo lagu soo oogay iney hurinayeen Colaad baahsan kadib markii ay warar ka tabiyeen Dibad bax ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguduud. Wariyeyaasha Xiran ee Maxkamada La soo taagi doono waxaku jirta Wariye Nafisa Xersi oo loo heysto iney warbaahinta ka sheegtay Tacadiyo saxafiyiinta […]

- Advertisement -

Ahlu Sunna Waljameeca Ayaa Maanta maxkamad soo taageysa Lix Saxafi oo lagu soo oogay iney hurinayeen Colaad baahsan kadib markii ay warar ka tabiyeen Dibad bax ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguduud.

Wariyeyaasha Xiran ee Maxkamada La soo taagi doono waxaku jirta Wariye Nafisa Xersi oo loo heysto iney warbaahinta ka sheegtay Tacadiyo saxafiyiinta ay kala kulman Ahlu Sunna Waljameeca.

- Advertisement -

Ururada U dooda Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee NUSOJ iyo SIMHA ayaa si wada jir ah u Cambaareeyay Xariga Wariyeyaasha waxa ayna Ahlu Sunna ugu yeereen iney si deg deg ah ku sii deyso Saxafiyiintasi.

Latest stories