HomeWararProf. Ali Khalif Gallayr oo sheegay inuu labo jeer ka badbaaday...

Prof. Ali Khalif Gallayr oo sheegay inuu labo jeer ka badbaaday weeraradda Alshabaab.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Prof. Ali Khaliif Gallayr oo mar Ra’isul-wasaare ka soo noday dowladdii  Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay inuu dhawaan ka badbaaday Weerarkiia Is-qarxinta ee Dagaaalamayaasha Alshabaab isbuucii hore la beegsadeen mid ka mid ah Hoteelladda ugu caansan magaalladda Muqdisho. Prof. Cali Gallayr oo Madaxweyne ka ah Dowlad-gobaleedka Khaatumo ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Prof. Ali Khaliif Gallayr oo mar Ra’isul-wasaare ka soo noday dowladdii  Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay inuu dhawaan ka badbaaday Weerarkiia Is-qarxinta ee Dagaaalamayaasha Alshabaab isbuucii hore la beegsadeen mid ka mid ah Hoteelladda ugu caansan magaalladda Muqdisho.

Prof. Cali Gallayr oo Madaxweyne ka ah Dowlad-gobaleedka Khaatumo ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, wuxuunaa tilmaamay inuu Rabbi ka badbaadiyey Is-qarxintii  ay Alshabaab ka geysteen Hotel Jaziira iyo  weerarkii kale ee  bishii September 21-dii ee sannaadkii 2013-kii ka dhacay Xaruntii Ganacsiga ee Westgate ee magaallaadda Nairobi, oo ay ku  geeriyoodeen ugu yaraan 67qof.

- Advertisement -

Prof. Ali Khalif Gallayr oo isagoo kusugan Muqdisho khadka Telefoonka kula hadlay Wargeyskaasi, waxa uu tilmaamay inuu nasiib leeyahay, wuxuuna ku kaftamay in uu leeyahay 9 naf sida Bisadaha oo kale.

Siyaasigaasi oo 74 ji waxa uu tilmaamay inuu ka badbaaday Is-qarxintii Hotel Jaziira, xilligaasi inkastoo uu qaraxu  cadcad u burburiyey Firitintijeeer yar oo uu Daawooyinka ku kaydsan jirey.

Ugu dambeyntii waxa uu Madaxweynaha Khaatumo Rabbi uga maahad celiyey sida uu uga  badbaadiyey Qaraxaasi oo sababay dhimaasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts