HomeWararMombasa oo lagu xiray gabdho Somali lala xiriirinayo Alshabaab

Mombasa oo lagu xiray gabdho Somali lala xiriirinayo Alshabaab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Boliska magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegay inay xireen 6 qof oo Somali ah oo lagu tuhunsan yahay inay gacan-saar la leeyihiin Xarakadda Alshabaab. Mid ka mid ah Baarayaasha Boliska ee gacanta ku haya Kiiskaasi ayaa u sheegay Wargeyska News24 ee ka soo baxa magaalladda Nairobi inay rumeysan yihiin in mid ka mid ah […]

- Advertisement -

Boliska magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegay inay xireen 6 qof oo Somali ah oo lagu tuhunsan yahay inay gacan-saar la leeyihiin Xarakadda Alshabaab.

Mid ka mid ah Baarayaasha Boliska ee gacanta ku haya Kiiskaasi ayaa u sheegay Wargeyska News24 ee ka soo baxa magaalladda Nairobi inay rumeysan yihiin in mid ka mid ah Eedeysanayaasha oo lagu magacaabo Sahra Hussien ay doonaysay inay shan kale oo Somalia ka yimid ku tashkiiliso si ay ugu biiraan Xarakadda Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wuxuuna intaasi ku daray inay weli socdaan baaritaankooda. iyadoo Eedeysanayaasha  lagu xiray  Xabsiga Dhexe ee Mombasa.

Dhinaca kale, Eedeysanayaasha ayaa la filayaa in bishan August 7-da la soo taago Maxkamadda Mombasa, si loo dhegeysto Qiraalka ay Boliska ka keenaan Eedeymahaasi.

Latest stories