HomeWararMaydkii Sarkaalkii Shiinaha ee ku geeriyooday qarixii Hotelka Jazeera oo lagu...

Maydkii Sarkaalkii Shiinaha ee ku geeriyooday qarixii Hotelka Jazeera oo lagu celiyey dalkiisa

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maydkii Sarkaalkaasi oo lagu magacaabi jirey  Zang Nan ayaa waxaa la gaarsiiyey magaalladda Jinaan ee caasimad-gobaleedka Shandon ee Bariga dalka Shiinaha.

Sarkaalka ayaa waxaa la filayaa in Waaberiga hore ee berrito oo Axad ah lagu aaso magaalladda uu deegaan ahaan ka soo jeedo.

Zang Nan oo 29 jir ahaa waxa uu dalka Somalia yimid bishii January 31-dii ee sannadkan, waxaana u uka mid ahaa Saraakiisha Qeybta Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku leedahay magaalladda Muqdisho.

Muddadii uu ka hawlgalayey Safaaradda, waxa uu ku muteystay Abaalmarino badan, oo ay dheer tahay iyadoo uu ka mid ahaa 10-ka Sarkaal ee ka tirsan Ciiddanka Boliska hubeysan ee dalkaasi ee maalintii Khamiista ee la soo dhaafay Abaalmarinta loogu gartay Kulan Abaalmarin oo ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Bejing.

Zang Nan oo ka mid ahaa Saraakiisha Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku leeyihiin dalka Somalia ayaa waxa u uka mid ahaa 15-kii qof ee ku geeriyootay falkii Is-qarxinta ee ay Alshabaab isbuucii hore la beegsadeen Hotelka Jaziira ee magaalladda Muqdisho.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories