HomeWararAhlu Sunna oo Xertay Saddex Saxafi

Ahlu Sunna oo Xertay Saddex Saxafi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamada Ahlu Sunna waljameeca ayaa ku xeray Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud Seddex Saxafi oo halkasi ka howlgalayay. Wariyeyaasha Ahlu Sunna ay xirtay waxa kamid ah saxafi u shaqeeya Warbaahinta Dowladda waxana lagu Magacaabaa Maxamed Deeq Cabdi Maxamed,sido kale waxa ay Ahlu Sunna Xirtay saxafiyiinta kala ah Cabdi Jamaal Macalin Maki oo u shaqeeya Radio […]

- Advertisement -

Ciidamada Ahlu Sunna waljameeca ayaa ku xeray Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud Seddex Saxafi oo halkasi ka howlgalayay.

Wariyeyaasha Ahlu Sunna ay xirtay waxa kamid ah saxafi u shaqeeya Warbaahinta Dowladda waxana lagu Magacaabaa Maxamed Deeq Cabdi Maxamed,sido kale waxa ay Ahlu Sunna Xirtay saxafiyiinta kala ah Cabdi Jamaal Macalin Maki oo u shaqeeya Radio Barkulan iyo Wariye Bashiir Maxamed Salaad oo ka tirsan Telefishinka Horn Cable.

- Advertisement -

 

Latest stories