HomeWararMareykanka oo Lacago Ugu deeqay Kenya iyo Howlgalka AMISOM

Mareykanka oo Lacago Ugu deeqay Kenya iyo Howlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday Dowladda Kenya iyo Howlgalka AMISOM lacag gaareysa 9.5 bilyan oo ah lacagta Shillinka Kenya. Lacagtasi 5.9 Bilyan oo kamid ah waxa ay si toos ah u aadi doontaa Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya. Waxa loo adeegsan doonaa Arrimaha Sirdoonka,ka hortagga Qaraxyada iyo arrimo kale. Dowlada Kenya waxa ay lacagtasi u adeegsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday Dowladda Kenya iyo Howlgalka AMISOM lacag gaareysa 9.5 bilyan oo ah lacagta Shillinka Kenya.

Lacagtasi 5.9 Bilyan oo kamid ah waxa ay si toos ah u aadi doontaa Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa loo adeegsan doonaa Arrimaha Sirdoonka,ka hortagga Qaraxyada iyo arrimo kale.

Dowlada Kenya waxa ay lacagtasi u adeegsan doontaa Iibsashada Diyaaradaha Droneska,Qalabka Militariga iyo iney uga hortagto Weerarada Al Shabab.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts