HomeWararNin Somali oo lagu tuhunsan yahay dilkii Haweeney xaamilo ah oo la...

Nin Somali oo lagu tuhunsan yahay dilkii Haweeney xaamilo ah oo la soo taagay Maxkamadda Britsol ee dalka Britain

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Eedeysane Abdirashiid Khadar ayaa saakayto la soo taagay Maxkamadda magaalladda Bristol isagoo ku eedeysan dilkii haweeney la oran jirey Amal Abdi oo maalintii Axaddii ee la soo dhaafay maydkeeda laga helay dhismihii ay ka degganayd magaalladda Bristol. Eedeysanaha oo 21-jir ahaa ayaa la keenay Maxkamadda isagoo jeebadaysan, waxaana joogay Turjumaan u dhexeeyey  Eedeysanaha oo aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Eedeysane Abdirashiid Khadar ayaa saakayto la soo taagay Maxkamadda magaalladda Bristol isagoo ku eedeysan dilkii haweeney la oran jirey Amal Abdi oo maalintii Axaddii ee la soo dhaafay maydkeeda laga helay dhismihii ay ka degganayd magaalladda Bristol.

Eedeysanaha oo 21-jir ahaa ayaa la keenay Maxkamadda isagoo jeebadaysan, waxaana joogay Turjumaan u dhexeeyey  Eedeysanaha oo aan ku hadli Karin Luqadda Englishka iyo Saddexda Garsoorka ee dacwadda qaadaysay.

- Advertisement -

Garsoorayaasha waxay diideen in damiin lagu sii daayo Eedeysanaha oo aan lahayn Cinwaan iyo Hoy loogu soo hagaago.

Dacwadda loo haysto Eedeysanahaasi waxaa mar kale dib loo dhegeysan doonaa bisha soo socota ee August 27-da.

Marxumadda la dilay ee Amal Abdi oo 21-jir ayaa ahayd hooyo xaamil ah, waxaana la sheegay in Tooreey lagu dooxay ilaa ay ka geeriyootay.

- Advertisement -

Boliska waxay maydkeeda ka heleen qolkii ay ka degganayd Dabaqa 7-ad ee Dhismaha Longlands House ee magaalladda Bristol, iyadoo aad u dhiig baxday.

 

Xigasho: Bristol Post

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts