HomeWararDEG DEG: Shirka Hiigsiga Cusub oo Soo Idlaaday

DEG DEG: Shirka Hiigsiga Cusub oo Soo Idlaaday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxa imminka ku soo idlaaday Xarunta Afisiyooni Ee Magaaladda Muqdisho Shirka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya (New Deal) oo uu Shalay furay Madaxweynaha Soomaaliya. Shirka waxa ka qeybgalay Madaxda Dowlada,Beesha Caalamka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada qaar. Waxa laga soo saari doonaa war murtiyeed lagu faahfaahin doono shirkan oo wajigiisa hore lagu qabtay Magaaladda Copenhagen Ee Dalka […]

- Advertisement -

Waxa imminka ku soo idlaaday Xarunta Afisiyooni Ee Magaaladda Muqdisho Shirka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya (New Deal) oo uu Shalay furay Madaxweynaha Soomaaliya.

Shirka waxa ka qeybgalay Madaxda Dowlada,Beesha Caalamka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada qaar.

- Advertisement -

Waxa laga soo saari doonaa war murtiyeed lagu faahfaahin doono shirkan oo wajigiisa hore lagu qabtay Magaaladda Copenhagen Ee Dalka Denmark.

Xafiiska UNSOM ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay Shirkan iyo waxyaabahii looga hadlay iyaga oo sheegay in ay soo dhaweynayaan Dhismaha Maamulka Galmudug, iyo Dhismaha Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dalka.

 

Latest stories