HomeWararBeelo walaalo ah ee ku dagaalamay Qeybo ka mid ah Sh/dhaxe oo...

Beelo walaalo ah ee ku dagaalamay Qeybo ka mid ah Sh/dhaxe oo baaq Nabadeed loo diray + Sawiro

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Waxaa Maanta Moolaca Sheikh Maxamuud Celi Ee Magaalada Muqdisho Kulan  Lagu Qabtay Baaq Nabadeed Loogu Jeedinayay Beelo Walaalo Ah Ee  ku  Dagaalamay Degmooyinka Balcad Iyo Warshiikh Ee Goballada Sh/Dhaxe. Waxaa Baaqan Si Wada Jira Udiraya Culimada Labada Beelood Ee  Wada Dagaan Degmooyinka Warshiikh Iyo Balcada Ee Dhibku Dhexmaray Dhawaantan Waxana Ay Siwadajira  Culimada Labada Beelood  […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Moolaca Sheikh Maxamuud Celi Ee Magaalada Muqdisho Kulan  Lagu Qabtay Baaq Nabadeed Loogu Jeedinayay Beelo Walaalo Ah Ee  ku  Dagaalamay Degmooyinka Balcad Iyo Warshiikh Ee Goballada Sh/Dhaxe.

Waxaa Baaqan Si Wada Jira Udiraya Culimada Labada Beelood Ee  Wada Dagaan Degmooyinka Warshiikh Iyo Balcada Ee Dhibku Dhexmaray Dhawaantan Waxana Ay Siwadajira  Culimada Labada Beelood  Ay Ku Baaqeyn La Joojiyo Dagaalada Isla Markaan Gogasha Nabada La Iskugu Yimaado .

- Advertisement -

Geesta Kale Waxaa Halkaas Kahadlay Shiikh Shariif Shiikh Muxudiin Celi Oo Ka Mid Ah Mashaaiqda Ka Soo Jeedo Gobalka Sh/Dhaxe  Waxana Uu Sheegay In Ay  In Nasiibdaro Ay Tahay Dhibka Halkaas Kataagan Ee Ay Wadaan Dad Aan Maankooda Iyo Aqligoodu Ku Filnayn,

Colaad Wiil baa Ku Dhinta Ee Wiil Kuma Dhasho Waxaan Odhanlahayn Hala Koco Oo Haloogurmado Beelahaas Walaha Ah .waxaa sidaasi yiri Shiikh Shariif Shiikh Muxudiin Celi,

Hadaba Culumada Saxiixday Baaqan Nabadeed Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa :-

- Advertisement -

Dr Shiikh Sharfiif Shiikh Muxudiin

Shiikh Muuse Cali Xuseen Maracadde

Shiikh  Cumar Nuur Cumar

Shiikh Cabdiraxmaan Macalin Axmed Shiikh Cabdi

Shiikh C/Rashiid Xuseen Cadde

Khaliif C/Raxmaan Shiikh Cali Shiikh Muuse

Shiikh Nuur Owcumar Absuge

Shiikh Cabdullahi Shiikh Muxudiin Raage

Shiikh Axmadeey Shiikh  Abuukar

Shiikh Jire Shiikh Cali Cabdulle

Shiikh Maxamed Xuseen Macaoow

Macalin Cali Cumar Bulow

Shiikh C/Llahi Macalin Kuulow

Shiikh Daa,Uud Shiikh Maxamuud

Shiikh Xasan Macalin Koofi

Daawo Sawiradda

DSC00504 DSC00509 DSC00510 DSC00512 DSC00517 DSC00518 DSC00528 DSC00529 DSC00530

Latest stories