HomeWararMaydadka Tobaneeyo Muhaajiriin Somali iyo Eritrean oo laga soo saaray meel ka...

Maydadka Tobaneeyo Muhaajiriin Somali iyo Eritrean oo laga soo saaray meel ka baxsan Badda Libya

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Ilaaladda Xeebaha ee dalka Talyaaniha ayaa sheegay inay labadii maalmood ee ugu dambaysay soo badbaadiyeen in ka badan 1.800 Muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo la socday shan dooni oo ka soo shiraacday Xeebaha dalka Libya.

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Ireland ayaa la sheegay inuu qeyb ka ahaa Gurmadkaasi, wuxuuna soo badbaadiyey dooni ay la socdeen 522 Muhaajiriin.

Waxay kaloo heleen maydadka 13 Tahriibayaal la sheegay inay ka soo kala jeedaan Somali iyo Eritrea.

Maraakiibta ilaaladda Xeebaha ee dalalka Talyaaniga iyo kuwa ka tirsan Ururka Midowga Europe ayaa kordhiyey Hawlaha ay ugu gurmanayaan Muhaajiriinta doonyaha kaga soo guda Badda Mediterranean Sea si ay u soo gaaraan dalalka Talyaaniga, Giriigga iyo Jesiiradda Malta.

In ka badan 1,900 Tahriibayaal ayaa sannadkan ku geeriyootay badda, xilli ay ku haminayeen inay gaaraan dalalka Europe, si ay uga helaan nolol wanaagsan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories