HomeWararDowladaha Shiinaha oo cambaareeysay Isqarxintii Alshabaab shalay ka geysteen Hotelka Jaziira

Dowladaha Shiinaha oo cambaareeysay Isqarxintii Alshabaab shalay ka geysteen Hotelka Jaziira

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Dowladda Shiinaha waxay maanta si kulul u cambaaraysay weerarkii Alshabaab ka geysteen Hotelka Jaziira ee magaalladda Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 qof oo mid ka mid ah u dhashay Shiinaha. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Dowladda Shiinaha, Lu Kang ayaa sheegay in mid ka mid ah Shaqaalaha Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku geeriyooday […]

- Advertisement -

Dowladda Shiinaha waxay maanta si kulul u cambaaraysay weerarkii Alshabaab ka geysteen Hotelka Jaziira ee magaalladda Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 qof oo mid ka mid ah u dhashay Shiinaha.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Dowladda Shiinaha, Lu Kang ayaa sheegay in mid ka mid ah Shaqaalaha Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku geeriyooday qaraxaasi, halka saddex kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Sidoo kale, Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkaasi oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 13 qof, kuna dhaawacmeen Kontameeyo kale.

Afhayeenka Golaha Ammaanka Qaranka Maraykanka, Ned Price ayaa soo saaray War Saxaafadeed uu ku cambaareeyey  Qaraxaasi, oo uu  tilmaamay in si caddownimo leh loola beegsaday dad rayid oo aan waxba galabsanin.

© Radio Dalsan

Latest stories