HomeWararDowlada Kenya oo sheegtay inaysan wax shuruud ku xirnayn Taageeradda Maraykanka ee...

Dowlada Kenya oo sheegtay inaysan wax shuruud ku xirnayn Taageeradda Maraykanka ee La-dagaalanka Alshabaab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa sheegtay inaysan ballanqaadkii Madaxweynaha Maraykanka ku imaanin wax shuruud ah, gaar ahaan Hawgalka La-dagaalanka Alshabaab. “Waxa uu ballan-qaaday Kenya dagaalka ka dhanka ah Argagixisadda iyo Xag-jirnimadda” ayey tiri Amina Mohamed. Waxay intaasi ku dartay inay Dowladda Maraykanka bixinayaan kheyraadka iyo qalabka ay Kenya kula daagaalamayaan Alshabaab, waxayna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa sheegtay inaysan ballanqaadkii Madaxweynaha Maraykanka ku imaanin wax shuruud ah, gaar ahaan Hawgalka La-dagaalanka Alshabaab.

“Waxa uu ballan-qaaday Kenya dagaalka ka dhanka ah Argagixisadda iyo Xag-jirnimadda” ayey tiri Amina Mohamed.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay inay Dowladda Maraykanka bixinayaan kheyraadka iyo qalabka ay Kenya kula daagaalamayaan Alshabaab, waxayna hoosta ka xariiqday inay Dowladda Maraykanka taageero ka geysan doonaan Wadaagga dhinaca Sirdoonka iyo Ammaanka xuduudka Kenya iyo Somalia.

Hadalka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa yimid, kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka uu Ballanqaadyo badan u sameyey Kenya oo uu asal ahaan ka soo jeedo.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts