HomeWararBarack Obama oo sheegay inaan loo baahnayn in Mariniska Maraykanka loo soo...

Barack Obama oo sheegay inaan loo baahnayn in Mariniska Maraykanka loo soo diro La-dagaalanka Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia,Hailemariam Desalegne ku qabteen magaalladda Addis Abeba.

Waxa uu ammaanay Horumarka ay Ciiddanka Dowladda Federalka iyo Hawlgalka AMISOM dagaalka ay kula jiraan Alshabaab, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay in Alshabaab lagu sii hayo cadaadiskaasi, waa sida uu hadalka u yiri.

Madaxweyne Obama waxa uu tilmaamay inaan loo baahnayn in Mariniska Maraykanka loo soo diro La-dagaalanka Alshabaab, wuxuuna shegay inay Ciidamadda ka kala socda  Ethiopia, kuwa Kenya iyo Uganda ka go’an tahay inay qabtaan Hawlgalladda lagla jiro Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu Shirkiisa Jaraa’id ka sheegay inay Ethiopia soo food saartay Cabsi weyn, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in la qabto hawl badan.

Dhinaca kale, Madaxweyne Barack Obama waxa u ushirkiisa jaraa’id ka sheegay inay Maraykanka qabteen Hawl badan, isla markaana loo baahan yahay in lagu hayo cadaadiska.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories