HomeWararDEG DEG: Qarax Ka dhacay Hotel Jazeera Ee Magalada Muqdisho

DEG DEG: Qarax Ka dhacay Hotel Jazeera Ee Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow ka dhacay  hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, Qarax ayaa ah mid si xoogan looga Maqlay Magaalada oo dhan waxana wararka aynu ka heleyno sheegayaan In gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyay uu Halkaasi ku qarxay Lama Xaqiijin kara Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa ka dhacay  Hotel […]

- Advertisement -

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow ka dhacay  hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, Qarax ayaa ah mid si xoogan looga Maqlay Magaalada oo dhan waxana wararka aynu ka heleyno sheegayaan In gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyay uu Halkaasi ku qarxay

Lama Xaqiijin kara Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa ka dhacay  Hotel Jazeera ee Muqdisho .

- Advertisement -

 Filo Faahfaahin Dhameystirsan

Latest stories