HomeWararDEG DEG: Dagaal Xoogan oo Ka Socda Gobolka Gedo

DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Ka Socda Gobolka Gedo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al Shabab ayaa ka socda Deegaanka Carracase oo u dhaxeeya Magaaladda Garbahareey iyo Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo. Dadka deegaanka waxa ay Warbaahinta u sheegeen in La isku adeegsanayo Madaafiic Xoogan oo ku soo dhaceysa Halka Dagaalka uu ka socdo. Ciidamadda Dowlada oo kaashanaya Kuwa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al Shabab ayaa ka socda Deegaanka Carracase oo u dhaxeeya Magaaladda Garbahareey iyo Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka waxa ay Warbaahinta u sheegeen in La isku adeegsanayo Madaafiic Xoogan oo ku soo dhaceysa Halka Dagaalka uu ka socdo.

- Advertisement -

Ciidamadda Dowlada oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa beryahan waday howlgal culus oo ka dhan ah Al Shabab iyagga oo Kooxda kala wareegay toddobaadkii hore Magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts