HomeWararMaydka wiil yar oo Somali ah oo laga helay Webi ku yaalla...

Maydka wiil yar oo Somali ah oo laga helay Webi ku yaalla Maraykanka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Boliska Federalka Maraykanka ayaa shaaciyey inay heleen maaydkaa wiil yaar oo Soomaali ah, kaasi oo la la’aa tan iyo maalintii Khamiista ee la soo dhaafay. Wiilkaasi oo la oran jirey Xamsa Cilmi ayaa la sheegay inay badai-goobkiisa ka qeyb galeen Ciiddan badan, iyadoo Warbaahinta laga baafiyey wiilkaasi oo 6 jir ahaa. Qoyska Wiilkaasi yar ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Federalka Maraykanka ayaa shaaciyey inay heleen maaydkaa wiil yaar oo Soomaali ah, kaasi oo la la’aa tan iyo maalintii Khamiista ee la soo dhaafay.

Wiilkaasi oo la oran jirey Xamsa Cilmi ayaa la sheegay inay badai-goobkiisa ka qeyb galeen Ciiddan badan, iyadoo Warbaahinta laga baafiyey wiilkaasi oo 6 jir ahaa.

- Advertisement -

Qoyska Wiilkaasi yar ayaa tuuraanyo dareemay, maarkii maaydka wiilkaasi laga helay gunta hoose ee Webiga Mississippi ee magaallaadda Saint Cloud ee Gobalka Minnesotta.

Kooxaha Quusa Webiyadda ayaa la sheegay inay maydka wiilkaasi ka soo saareen Webiga.

Boliska waxay sheegeen inay baaarayaan maydka wiilka, si loo ogaado sababta uu u geeriyooday.

- Advertisement -

Xamsa Cilmi waxa uu arday ka ahaa Dugsiga Hoose ee Madison Elementary School ee magaalladda Saint Cloud ee dalka Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts