HomeWararIsbahaysiga CORD oo Madaxweyne Obaama kala hadlaya sidii Ciiddanka Kenya looga soo...

Isbahaysiga CORD oo Madaxweyne Obaama kala hadlaya sidii Ciiddanka Kenya looga soo saari lahaa Somalia

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweyne Barack Obama oo haatan booqasho ku jooga Nairobi ayaa lagu wadaa inuu xubno ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka Kenya ee CORD la kulmo.

Hadal ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa lagu sheegay inuu Obama la kulmi doono afar xubnood oo ka tirsan Isbahaysigaasi oo uu hoggaamiyo Raila Odinga.

Kulankooda ayaa qaaadan doono muddo 45 daqiiqo oo keliya, waxaana la hadal-hayaa inay Madaxweyne Obama u gudbin doonaan qorshahooda ku aadan Ammaanka, La-dagaalanka Alshabaab iyo sidii Ciiddanka Kenya looga soo saari lahaa gudaha dalka Somalia.

Afarta xubnood ee Isbahaysiga CORD ee la kulmi doona Madaxweynaha Maraykanka ayaa kala ah:-  Raila Odinga, Kalonzo Musyooko, Moses Wetangula iyo Hoggaamiyaha Xisbiga NARC, Martha Karya.

Dhinaca kale, Isbahaysiga CORD waxat soo saareen War-saxaafadeed ay ku soo dhaweeyeen booqashadda Madaxweyne Obama iyo Taageeradda ay Dowladda Maraykanka la garab taagan yihiin Kenya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories