HomeWararHay’adda WHO oo ka cabanaysa Kharaj la’aan, xilli ay baahida caafimaad ee...

Hay’adda WHO oo ka cabanaysa Kharaj la’aan, xilli ay baahida caafimaad ee Somalia sii kordhayso

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Qoraal ay Hay’adda WHO soo saartay ayaa lagu sheegay in Hay’addaha QM iska kaashaadan Hawlaha Caafimaadka ee Somalia walaac xooggan ka muujinayaan dhibaatadda soo wajihi karta Adeegyadda Caafimaadkaee Badbaadinta Nolosha.

Waxayna sheegeen in la yareeyo Kharajkii lagu bixin jirey Hawlaha Samafalka ee Somalia, iyadoo in ka badan 1.5 million oo qof laga jaray Adeeguadda hoose iyo kuwa sare ee Daryeelka Caafimaadka.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in saddexdii bilood ee la soo dhaafay in ugu yaraan 10 Isbitaal oo ku yaalla Somalia la xiray ama uu dhibaato ku qabo bixinta Adeegyadda Caafimaadka ee guud ahaan Somalia.

Dhinaca kale, Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Somali,a Dr. Qulaam Popal ayaa sheegay  inuu dalka Somalia yahay Waddan ay labadii saacadoodba ay hooyo xaamilo u geeriyoonayso dhibaatadda Adeegyadda Caafimaadka, iyadoo Kharajka maalgashiga uu gaaray heerkii ugu hooseeyey toddobadii sanno ee la soo dhaafay.

Waxa uu intaasi ku daray inaysan haynin lacago ku filan si looga hortago xiisadaasi Aadminimo, wuxuuna ka digay haddii aan kharaj la helin in dib looga laaban doono guulaha haatan la gaaray.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories