HomeWararBarack Obama iyo Uhuru Kenyatta oo goor dhow ka wada hadlayo Ammaanka...

Barack Obama iyo Uhuru Kenyatta oo goor dhow ka wada hadlayo Ammaanka iyo La-dagaalanka Alshabaab

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo haatan ku sugan magaalladda Nairobi waxa uu labada iyo barka duhurnimadda maanta la kulmi doonaa dhigiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta.

Ilo ku dhodhow Madaxtooyadda Kenya iyo Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegay inay Labada Hoggaamiye si gaar ah uga arrinsan doonaan dhinacyadda Amniga, Ganacsiga, Xuquuqda Aadanaha iyo La-dagaalanka Alshabaab.

Madaxweyne Obama oo BBC World la hadlay ka hor inta uusan imaanin Kenya, waxa uu sheegay inaysan wax walaac ah ku haynin Dagaalamayaasha Alshabaab, oo iyagu weeraro ka geystay gudaha dalka Kenya.

Waxa uu tilmaamay inaysan cabsi gelin Karin Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, waa sida uu hadalka u dhigay.

Barack Obama waxa uu intaasi ku daray inuu xoogan yahay Iskaashiga La-dagaalanka Argagixisadda ee ay Dowladaha Maraykanka la leeyihiin Dowladaha Kenya, Uganda iyo kuwa kale ee ku yaalla Bariga Afrika.

 

 

 

 

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories