HomeWararMadaxweynaha Mareykanka oo Maanta Booqanaya Kenya

Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta Booqanaya Kenya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barak Obama ayaa Saakay ama Galabta booqan doonna Dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ka soo degi doonna Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta oo aad loo adkeeyay Ammaankiisa. Obama ayaa booqasho ku joogi doona Kenya muddo Seddex Cisho isagga oo furi doona Shir weyne looga hadli doono arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha oo socon doona Laba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barak Obama ayaa Saakay ama Galabta booqan doonna Dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa ka soo degi doonna Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta oo aad loo adkeeyay Ammaankiisa.

- Advertisement -

Obama ayaa booqasho ku joogi doona Kenya muddo Seddex Cisho isagga oo furi doona Shir weyne looga hadli doono arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha oo socon doona Laba Cisho.

Obama waxa ka maqan booqashadiisa marwada Koowaad ee Mareykanka  Michelle Obama iyo Labadooda gabdhood Malia iyo Sasha Obama.

Obama ayaa Maalinta Axada La hadli doono Shacabka Reer Kenya waxana uu jeedin doona qudbad taariikhi ah sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation Ee Dalka Kenya.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts